RW Itoobiya oo war lala fajacay ka soo saaray shidaalka laga helay degaanka Soomaalida

Ra’isul wasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay arrin aad loo hadal hayay oo ku saabsan qoondada dadka deegaanka Soomaalida ay ka helayaan shidaalka laga soo saaray deegaankaas. Dr Abiy oo dad badan kula hadlayay gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa ka jawaabay su’aal ahayd “Dhinaca deegaanka Soomaalida Itoobiya waxaa la … Continue reading RW Itoobiya oo war lala fajacay ka soo saaray shidaalka laga helay degaanka Soomaalida